Taariikh24 waa mareeg u heellan qorista, kaydinta, iyo faafinta taariikhda, dhaqanka, iyo dhacdooyinka muhiimka ah ee saameeya bulshada Soomaaliyeed iyo dunida guud ahaan.
Waxaan u aragnaa in taariikhdu tahay furaha fahamka maanta iyo jihaynta mustaqbalka, waana sababta aan u higsaneyno inaan akhristaha siino xog la hubo, cilmi ku saleysan, iyo qoraallo leh miisaan aqooneed.
Waad nala soo xiriiri kartaa si aad noogu soo gudbiso talo, sixid, ama
fikrad aad rabto in aan wax ka qorno. Waxaan qiimeynaa wada shaqeyn iyo
is-weydaarsi aqooneed.
📧 Email: info@taariikh24.com
🌐 Website:
www.taariikh24.com